• Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada

  • Nov 5 2022
  • Length: 33 mins
  • Podcast
Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada  By  cover art

Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada

  • Summary

  • Qabta 6aad: Ka farxi dadka:

    In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa:

    Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale.
    Sida aad u beddeli lahayd dabeecadaha aan wanaagsanayn.
    Sida hadalkaaga aad ugu dari lahayd malab si dadka aad u soo jiidatid.
    Waddada ugu wanaagsan ee lagu qurxiyo wajiga.
    Sida aad ku noqon lahayd qof dadka oo dhan ay jecelyihiin.

    Show more Show less

What listeners say about Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.