Codka Ubax  By  cover art

Codka Ubax

By: Ismaaciil C Ubax
  • Summary

  • Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

    © 2024 Codka Ubax
    Show more Show less
Episodes
  • SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid
    May 3 2024

    Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan!

    Support the Show.

    Show more Show less
    26 mins
  • SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida
    Apr 26 2024

    Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan!

    Support the Show.

    Show more Show less
    33 mins
  • SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
    Apr 19 2024

    Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!

    Support the Show.

    Show more Show less
    30 mins

What listeners say about Codka Ubax

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.