Codka Ubax

By: Ismaaciil C Ubax
  • Summary

  • Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

    © 2024 Codka Ubax
    Show more Show less
Episodes
  • SE10EP02 Waan Is Guursannay 2
    Sep 16 2024

    Send us a text

    Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!

    Support the show

    Show more Show less
    16 mins
  • SE10EP01 Waan Is Guursannay 1
    Sep 13 2024

    Send us a text

    Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!

    Support the show

    Show more Show less
    14 mins
  • SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"
    Jun 28 2024

    Send us a text

    Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!

    Support the show

    Show more Show less
    34 mins

What listeners say about Codka Ubax

Average customer ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.