Xidhiidhada Nolosha Podcast  Por  arte de portada

Xidhiidhada Nolosha Podcast

De: Amaal Haybe
  • Resumen

  • Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan.


    Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.

    Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed.

    Dhagaysi wacan.
    © 2024 Xidhiidhada Nolosha Podcast
    Más Menos
Episodios
  • Cabsida Go'aan Qaadashada
    18 m
  • Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships
    May 28 2024

    Fariin ii reeb :)

    Add a description

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Más Menos
    20 m
  • Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad
    May 21 2024

    Fariin ii reeb :)

    Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda.

    Halkan kala soco qoraalo iyo videos aan kusoo gudbiyo instagram page kaygan kuwaasoo ku baxaya af soomali - https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Más Menos
    18 m

Lo que los oyentes dicen sobre Xidhiidhada Nolosha Podcast

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.