Episodios

  • Qarammada midoobey oo ka digey miinooyinka dhulka iyo dalal ka baxaya heshiiskii
    Mar 31 2026
    Ethiopia, oo ku jirtey xaalad dagaal in ka badan soddon sannadood qarnigii u dambeeyay, ayaa ka mid ah waddamada ay adduunka ugu badan yihiin haraaga miinooyinka dhulka lagu aaso.
    Más Menos
    5 m
  • SBS News Somali: Warka Talaado 31 March 2026
    Mar 31 2026
    Halkan ka dhegeyso qodobbadii ugu door roonaa ee warka Australia iyo caalamka.
    Más Menos
    4 m
  • Digniino ku saabsan cawaaqib-xumo aan loogal talagalin oo ka dhalan karta xayiraadda socdaalayaasha Iiraan
    Mar 30 2026
    Australia ayaa xannibaad lix bilood ah ku soo rogtay muwaadiniinta Iiraan ee haysta fiisaha booqashada. Khubarada ayaa ka digaya in tallaabadani ay tusaale xun u noqon karto nidaamka socdaalka Australia, gaar ahaan xilliyada ay dhacaan iskahorimaadyada caalamiga ah.
    Más Menos
    9 m
  • SBS News Somali: Warka Isniin 30 March 2026
    Mar 30 2026
    Warka maanta oo Isniin ah waxaa ka mid ah: Ninkii baxsadka ahaa ee horey loogu eedeeyey dilkii labo askari oo booliiska Victoria ka tirsan, Dezi Freeman, oo saaka booliisku toogasho ku dileen.
    Más Menos
    5 m
  • SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 27 March 2026 oo dhammaystiran
    Mar 29 2026
    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 27 March 2026 oo dhammaystiran. Ma laha xayaysiis iyo muusig.
    Más Menos
    52 m
  • SBS News Somali: Warka Jimcaha 27 March 2026
    Mar 27 2026
    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamkaba.
    Más Menos
    10 m
  • Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 27 March 2026
    Mar 27 2026
    Halkan ka dhegeyso: Warkii Soomaaliya ee Jimce 27 March 2026
    Más Menos
    8 m
  • Masiibada tamarta ee innagu soo dhow iyo dhibaatada ba'an ee ay horseedayso
    Mar 26 2026
    Hay’adda Tamarta Caalamiga ah (IEA) ayaa ka digaysa qoto-dheeraanta dhibaatada tamarta ee soo fool leh, xilli uu sii xoogaysanayo dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iran.
    Más Menos
    10 m