Digniino ku saabsan cawaaqib-xumo aan loogal talagalin oo ka dhalan karta xayiraadda socdaalayaasha Iiraan Podcast Por  arte de portada

Digniino ku saabsan cawaaqib-xumo aan loogal talagalin oo ka dhalan karta xayiraadda socdaalayaasha Iiraan

Digniino ku saabsan cawaaqib-xumo aan loogal talagalin oo ka dhalan karta xayiraadda socdaalayaasha Iiraan

Escúchala gratis

Ver detalles del espectáculo
Australia ayaa xannibaad lix bilood ah ku soo rogtay muwaadiniinta Iiraan ee haysta fiisaha booqashada. Khubarada ayaa ka digaya in tallaabadani ay tusaale xun u noqon karto nidaamka socdaalka Australia, gaar ahaan xilliyada ay dhacaan iskahorimaadyada caalamiga ah.
Todavía no hay opiniones