• Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada

  • Nov 3 2022
  • Duración: 19 m
  • Podcast

Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada  Por  arte de portada

Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada

  • Resumen

  • Qaybta 5aad: Raaxada Jirka:

    Daryeelidda jirkaagu saamayn aad u weyn bay ku yeelataa ku raaxaysiga noloshaada. Nabiga scw wuxuu inoo tilmaamay in qofka naftiisa ay xaq ku leedahay. Qaybtani waxay si dhab ah kaaga caawin doontaa:

    Sida aad u daryeeli lahayd caafimaadkaaga.
    Sida aad ku heli lahayd dhammaan maaddooyinka jirka u baahanyahay.
    Sida aad u ilaalin lahayd nadaafadda jirkaaga.
    In aad maalin walba samaysid jimicsi fudud.
    In aad heshid hurdo kuugu filan iyo daawada hurdo la’aanta.
    In aad aaddid safar, si jirkaaga firfircooni u helo iyo faa’idooyinka uu leeyahay safarku.

    Más Menos

Lo que los oyentes dicen sobre Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.