Miyir Podcast Podcast Por saki arte de portada

Miyir Podcast

Miyir Podcast

De: saki
Escúchala gratis

"Miyir" waa kulan dhegaysi ah oo soo gudbinaya waxkastoo la xidhiidha kasmada iyo fekerka, aragtiyaha iyo kobcintooda si MIYIRIN ah. Waxaannu door weyn oo taagtayada ah ka qaadanaynnaa horumarinta wacyiga bulshadeenna. Falanqeyn, sheekooyin, aragtiyo iyo faallaynta buugtu waa BU'da hawlahayaga aan halkan u yagleelnay!saki Arte
Episodios
  • Falasafadda Jacaylka || Maalinta Jacaylka Cabdisiciid Cabdi Ismaaciil
    Feb 14 2023

    Waa mid kamid ah qoraalladii Cabdisiciid Cabdi I. oggolaanshiyaha u siiyay Miyir Podcast inuu cod ahaan ku soo gudbiyo. Mahadsanidiin, nagu soo biir.

    Más Menos
    24 m
  • Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 2-aad. Dhammaad.
    Feb 11 2023

    Dhegaysigani waa qaybtii labaad ahna tii u dambeysay, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.

    Más Menos
    15 m
  • Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 1-aad.
    Jan 19 2023

    Dhegaysigani waxa uu yeelan doona qayb labaad oo aannu dhakhso u soo deyn doonno, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.


    La soco qaybta labaad.

    Más Menos
    15 m
Todavía no hay opiniones