• Hordhac - Hooyo Macaan

  • May 14 2024
  • Duración: 4 m
  • Podcast

  • Resumen

  • Hooyo waa ereyo ka kooban shan xaraf, laakin micnihiisa ayaa ka badan intaas, waa jeceyl, waa naxariis waa farxad, waa deggenaansho, waa jannah, waa nolol. Dhammaan ereyada aduunka hadii la isku dayo in lagu micneeyo aanan lagu micneyn karin. Alla dadka u fududaa dhawaaqa ereyga hooyo, isla markaasna adagaa in la tilmaamo.





    Más Menos

Lo que los oyentes dicen sobre Hordhac - Hooyo Macaan

Calificaciones medias de los clientes

Reseñas - Selecciona las pestañas a continuación para cambiar el origen de las reseñas.