Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia Podcast Por  arte de portada

Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia

Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia

Escúchala gratis

Ver detalles del espectáculo
Doorashadii dhowaan ka dhacday gobolka South Australia ayaa dhalisay dhibaato siyaasadeed oo heer federaal ah, ka dib markii uu xisbiga One Nation ka fara-maroojiyey xisbiga Liberal-ka, booskii mucaaradka rasmiga ah. Tani waa guushii ugu weynayd ee uu xisbigaasi gaaro muddo ku dhow 30 sano
Todavía no hay opiniones